Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay Xasuuq la sheegay in uu ka dhacay gobolka Tigrey

Xoogag taabacsan maamulka Gobolka Tigrey ayaa lagu eedeeyay in dad badan ku xasuuqeen magaalada Mai-Kadra , kadib markii ciidamada federaalka Itoobiya ka qabsadeen goobo ay horey u joogeen xoogagaasi. Madaxa guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan xuquuqda aadanaha Michelle Bachelet, ayaa sheegay in dambi dagaal uu noqonayo hadii la xaqiijiyo xasuuqa dadka shacabka ah loogu geestay … Continue reading Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay Xasuuq la sheegay in uu ka dhacay gobolka Tigrey